Wasiirka Waxbarashada Somalia oo ku goodiyey in la xirayo qaar ka mid ah iskuulada dalka

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in wasaaradu soo saartay manhajka dugsiyada hoose iyo dhexe oo kooban fasalada 1aad illaa 8aad, isagoo ugu baaqay iney iskuulada dalka iney dhaqan geliyaan laga bilaabo sanadkan. Wuxuu sheegay dugsigii dhaqan gelin waaya ee dhigi waaya Manhajka cusub ee dalka la xiri … Continue reading Wasiirka Waxbarashada Somalia oo ku goodiyey in la xirayo qaar ka mid ah iskuulada dalka